Macaamiilkayga qaaliga ah, application ka '1 CLICK' waa application aad si fudud uga tukaamaysan karto adiga oo meeshaada jooga. Waxa uu fududaynayaa inaad si bilaa dhibaato ah uga adeegato suuqyada caalamka. Xogtaada aad galiso Application ka '1 CLICK' haday tahay mid shakhsiyeed iyo mid maaliyadeedba ilaalinteedu waa mudnaantayada koobaad. Fadlan intaanaad dalabkaaga dhiiban iska hubi alaabtaad dalbanayso,Waayo waxaad ka dhex adeeganaysaa suuqyada waa weyn ee caalamka oo hadii aad mar iibsi samayso, dalabkaagaasi waxuu noqonayaa mid la diiwaan galiyey oo aan laga noqon karin. Lama Aqbali doono In alaabta laga badalo, ama lacagta laagu celiyo.